Hanbalyadan waxaa diraya Dadkan Hoos ku qoran


Anagoo kala ah
Ardo Rooble Migil iyo Carruurteeda
Xasan Cabdi Xuseen iyo xaaskiisa iyo Carruurtiisa
Dhamaan Ilma Cabdi Xuseen oo kala ah
Muna Cabdi Xuseen
Sahra Cabdi Xuseen
Khadar Cabdi Xuseen
Iyo Adeero Daahir Xuseen Dalal iyo carruurtiisa
Sacdiyo Cumar Maydhane iyo seygeeda
Ilmo Cumar Maydhane dhamaantood Sahal, Khadra iyo kamaaludiin
Sudi Rooble Migil iyo Xaaskiisa
Siciid Cismaan Rooble
Habo Caasha Rooble Migil
Xasan Daahir wayd horse
Dhamaan Dadkaas oo kala jooga Dalka Dibadiisa iyo Gudihiisa Gaar ahaan wadamada U.S.A , Norway, Filand, iyo Somaliland
Waxay hanbalyo Kal iyo laaba u dirayaan Boqorka iyo Boqorada
Boqorka:Maxamuud Cabdi Xuseen iyo Boqorada Suleekha Xasan Sheekha Samaroon oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama Gaar ahaan Hotel Rays,
Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela Bashbash iyo barwaaqana ku noolaadaa aamiin
Anaguna hadaan nahay bahwaynta Shabakada wararka ee Boramanews waxaan tahiniyad taas la mid ah udiraynaa Boqorka Maxamuud Cabdi Xuseen iyo Boqorada Suleekha Xasan Sheekh Mu’min waxaanan leenahay reerkii lagu nasto ee lagu nagaada eebe ha iniga yeelo ubad khayr qabana kala hela aaaaamiiiiiiin